You are currently browsing the daily archive for January 19th, 2008.
Garoowe:- Wafti balaadhan oo ka socota Q.M ayaa maanta ka soo Tegay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe,waxana waftigaasi soo dhaweeyay Masuuliyiin sare oo ka tirsan Maamulka Puntland,waftigaas ayaa waxa la sheegay inuu qorshahoodu ahaa inay Maamulka Puntland wax ka waydiiyaan arimaha ah in Ciidamo la keeno Dalka Somaliya. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- Baabuur ay leedahay Hay”adda Horn-lief iyo Baabuur kale ayaa galabta isku dhacay iyaga oo wada qaadayay wadad laamiga ah ee laga soo galo magaalada Bosaaso, Baabuurtaasi isku dhacday ayaa waxa la soo sheegayaa inay soo kala gaadheen khasaare xoogle, ma jiraan cid ku dhimatay balse waxa jira dhaawacyo fudud. Read the rest of this entry »
Adisababa:- Ururka Midawga Afrika ayaa shaaca ka qaaday inay wakhti dheeraad ah ku dareen Ciidamada ka socoda Amissom ee Jooga Gudaha Magaalada Caasimada ah ee Muqsdiho,iyaga oo intaasi ku daray inay ciidamaaasi ay sii wadayaan hawlahooda shaqo, isla markaan ay lagu soo kordhindoono ciidamo kale oo dheeraad ah. Read the rest of this entry »
Sanca:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Sanca ee Xarunta Dalka Yeman ayaa waxay sheegayaan inay dooni macmali ahi ay shalay galinkii danbe kula qalibantay Xeebaha Dalka Yeman,waliba meesha lagu magcaabo xawaar ee ka Tirsan Gobok Ebyan, waxa la soo tabinayaa inay ku dhinteen ilaa dad gaadhaya 20-Ruux. Read the rest of this entry »
Paris:-Madaxweynaha Faransiiska Nicholas Sarkozy ayaa ku gacan-seyray qorshe looga digay inuu heshiis dhinaca Niyuukleerka la saxiixdo wadamada Carbta, Mr Sarkozay ayaa sheegay inuu Dalka Imaaradka Carbta ay kala saxeexdeen Hashiiska ah Hubka Nulearka. Read the rest of this entry »








