You are currently browsing the daily archive for January 22nd, 2008.

cadde.jpgGaroowe:- Cade Muuse Xirsi ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xilkii ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Sool Ninka lagu magcaabo Yuusuf Jaamac Dad, Cade Muuse waxa uu sheegay in Gudoomiyahaas lagu soo oogay danbiyo ah inuu lug kulahaa qabasashada Somaliland ee Gobolka Sool,walaw uu Yuusuf Arinkaasi beeniyay. Read the rest of this entry »

un.jpgMarka:- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Marka ayaa waxay sheegayaan inay maanta halkaasi ka soo Degeen wafti balaadhan oo xaqiiqa raadis ah kuwaasi oo mudooyinkan Maraya Gobolada Dalka Somaliya,waxa la sheegay inay waftigaas shir dheer la qaateen Masuuliyinta Degamada iyo kuwa Gobolkaba. Read the rest of this entry »

Caabudwaaq:- Saraak sare oo ka Tirsan ciidamada Dawalada Federaalka Somaliya ayaa waxa xalay fiidkii lagu dilay Magaalada Caabudwaaq, xili uu ku sugnaa gurigiisa hortiisa waxana la sheegay inuu dilkiisa gaystay nin dhalinyaro ah oo markaasi garab uu u sudhnaan qori nooca loo yaqaan AK47-. Read the rest of this entry »


 

January 2008
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos