You are currently browsing the daily archive for January 23rd, 2008.

ann.jpgNairobi:-Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan, ayaa ku sugan magaalada Nairobi, halkaasi oo uu wada hadalo kula leeyahay dowladda iyo hogaamiyeyaasha mucaaradka, si uu isugu dayo xal in loo helo dhibaatada siyaasadeed ee ka dhalatay doorashooyinkii dhawaan ka dhacay dalkaasi Kenya. Read the rest of this entry »

nurcade3.jpgMuqdisho:- Raisalwasaaraha Somaliya Nuur Xasan Xuseen iyo Gudiga Gacansatada ee Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxay shir dheer kuwada qaateen Aqalka Mataxtooyada ee Villa Somaliya halkaasi oo ay aad uga wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa Dhibaatooyinka faraha badan ee ka taagan Suuqaasi. Read the rest of this entry »

bbc.jpgMuqdisho:- Ilaa 3-Hubiye oo kala dan danbeeyay ayaa maanta lagu tuuray Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, Madaafiic ayaa waxa la sheegay in sidoo kale lagu tuuray Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport,iyaga oo ay sheegeen Saraakiisha Dawladu inaanay jirin wax khasaare ah oo la taaban karo oo ay gaysteen Madaafiicdaasi. Read the rest of this entry »

.jpgBosaaso:- Wariye Cawaale Jaamac Salaad ayaa maanta waxa lagu riday Xukun isaga oo la soo taagay Maxkamada Darajada koowaad ee Magaalada Bosaaso,waxa dacwada wariyahaasi dhagaysanayay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo dhamaan shacabka qabihiisa kala duwan. Read the rest of this entry »

somalibolis.jpgBaladwayne:- Wararka aanu ka helayno magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay jiraan Malayshiyo aad u hubaysan kuwaasi oo Gaadiidka ku sameeyay Jid gooyooyin,waxa la soo sheegayaa inay dadka halkaasi  ku safraya ay ka qaadaan Lacago aad u fara badan,iyaga oo waliba ku sameeyo Tacadiyo xoogan. Read the rest of this entry »

unh.jpgNirobi:- Hay’ada Qoxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in todobaadkan oo kaliya ay xeebaha Dalka Yaman ku geeriyoodeen dad gaaray 130- ruux oo soomaali ah kuwaasi oo doonayay in tahriib ahaan ay ku galaan dalkaasi, Hay”addu waxay sheegtay inay dadkaasi ku jiraan carruur iyo haween. Read the rest of this entry »