You are currently browsing the daily archive for January 24th, 2008.
Muqdisho:- Sarkaalka ugu saree marka laga hadlay arimaha Amaanka iyo Nabad gelyada ee Ururka Midawga Afrika ninka lagu magcaabo Siciid Djinit ayaa Raisalwasaaraha Somaliya Nuur Cadde u soo bandhigay qorshe Cusub oo dalka Somaliya nabad lagaga dhalin karo, isaga oo Raisalwasaaraha dhinacyo badan ka tusay arimaha tagaan haatan dalka Somaliya. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- Koox Isimaha oo ka socota Gobolka Sool ayaa waxa la filayaa inay maalinta bari ah la kul maan Xukuumada Puntland iyaga oo haatan ku sugan magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari, Isimadaasi ayaa waxa la sheegay inay ka mid yihiin kuwo si wayn looga yaqaan Gobolka Sool. Read the rest of this entry »
Muqdisho:- Wararka aanu ka helayno Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxat tibaaxayaan inay saaka Hiirtii waa bari ay Dagaalo Goos Goosi ahi ka qarxeen Gudaha Caasimada Somaliya Muqdisho,waxana la soo sheegayaa inay dagalaasi ka qarxeen Deegaanada Hodon iyo Hawl wadaag. Read the rest of this entry »








