You are currently browsing the daily archive for January 25th, 2008.

shiikh_shariif.jpgAsmara:- Gudoomiyihaha Ururka dibu xoraynta umada Somaliyeed ee fadhigoodu yahay Magaalada Asmara ayaa eedayn kulul dusha uga tuuray Ururka Midawga Afrika isaga oo sheegay inay Masuul ka yihiin dhibaatooyinka ka taagan Dalka Somaliya gaar ahaan Caasimada Dalka ee Muqdisho, Shiikhu waxa uu sheegay inay wadaan arin khaldan. Read the rest of this entry »

g7.jpgBalidoog:-Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka dhacay xero ciidamada dowldadda KMG ah ay ku leeyihiin Ballidoogle oo u dhaw degmada Wanla weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose,dagaalkaasi ayaa waxa soo qaaday Kooxo ka soo horjeeda Ciidamada Dawlada Somaliya waxan laysu adeeg saday hubka Cul Culus. Read the rest of this entry »