You are currently browsing the daily archive for January 26th, 2008.

jeddahshir7.jpgBosaaso:- Shirkan ku saabsanaa nolosha iyo deegaanka ee maanta ka dhacay Boosaaso ayaa ah mid sanadkiiba mar la qabto,Saadaq Axmed Biixi wakiilka Hay’ada waddaniga ee Socda ee Puntland ayaa sheega in shirkan uu yahay kii lixaad horey loo qabtay. Read the rest of this entry »

20070223-caabin.jpgBaladwayne:- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta nin ganacsade ah la gu dilay meel wax yar u jirta Magaalada Baladwayne, ninkaas Ganacsadaha ah ayaa la socday gaadhi xamuul ah waxana rasaas ooda kaga qaaday koox budhcad ah oo markaasi jidka joogtay. Read the rest of this entry »

bb1.jpgBosaaso:- War Deg Deg ah oo haatan na soo gaadhaya ayaa sheegaya in la sii dayaya wariye C/kiixiin Yuusuf Macalin oo ka shaqayn jiri Idaacada SBC ee magaalada Bosaaso, waxana la soo sheegayaa inuu goor dhawayd ooda ka qaaday wariyahaasi Taliyaha Booliska Puntland C/ Casiis Siciid Gacamay oo sheegay inay dib baadhitaan ugu samaynayaan sababa ah keentay in la xidho wariyahaasi. Read the rest of this entry »

bb.jpgBosaaso:- Mid ka mid ah Wariyaasha Idaacada SBC ayaa la xidhay ka gadaal goortii ay jeelka dhigeen ilaalada wasiirka arimaha gudaha iyo Amaniga ee Puntland Ibaarihim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) waxana ay ku eedeeyeen inuu wariyahaasi warar been abuur ah ka faafiyay Wasiirka, waxayna ku sameeyeen jirdil xoogan. Read the rest of this entry »