You are currently browsing the daily archive for January 27th, 2008.

kkkkkkkkkkk1.jpgGaroowe:- Maamulka Puntland ayaa ka hadalay markab habeenkii labaad lagu haysto xeebta Degmada Ayl ee Gobolka Nugaal waxayna sheegeen inay markabkaasi ay Afduubeen budhcad Somali ah oo lagu sheegyay ilaa 8- Ruux. Read the rest of this entry »

suharto.jpgJakart:- Madaxwaynihii hore ee Dalka Indinosi a ayaa ku geeriyooday maanta Caasimada Dalkaasi ee Jakaart waxa la sheegay inuu mudo jeefay dhulka oo uu xanuunsanay ka gadaal markii laga qabtay Sanbabada horaantii sanadkii 2004- markaasi oo la dhigay Cisbitaal ay Dawladu leedahay oo dalkaasi ku yaala. Read the rest of this entry »

nt_carterhall_800_070605.jpgBosaaso:- War Deg Deg ah oo haatan naga soo gaadhaya magaalada Ayl ee ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxay sheeyaan inay caawa goor dhawayd Xeebta magaaladaasi la keenay Markab la soo Afduubay kaasi oo ay wadaan Budhcad Somali ah,waxa la sheegay inuu markabkaasi yahay nooca Kaluumaysiga. Read the rest of this entry »


 

January 2008
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos