You are currently browsing the daily archive for January 29th, 2008.

muq4.jpgCeelDoofaar:- Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada X- Ceel-Daahir ee 90-Km u jirta magaalada Bosaaso ayaa waxa la soo sheegayaa inay caawa fooda is dareen ciidamo taageersan Maamulka Puntland iyo koox dhalinyaro oo deegaankaasi u dhaltay,waxa la soo sheegayaa Read the rest of this entry »

lol.jpgGaroowe:- Ciidamada Booliska ee Magaalada Garoowe ayaa maanta qabtay Raas iyo hubo fara badan kuwaasi oo lagu qabtay Gaadhi Nooca loo yaqaan waaraad waxana la sheegay in lagu soo waday dhanka Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, lama sheegeen meesha laga keenay hubkaasi, Boolisaka  ayaa sheegay inay wadaan baadhitaan xoogan. Read the rest of this entry »

ff.jpgCeerigaabo:- Xaflad balaadhan oo lagu furayay shirkadda isgaadhsiinta ee telcom ayaa maanta ka dhacday hool aad u wayn oo ku dhexyaala magaalo madaxda G. Sanaag ee Ceerigaabo xafladaas ay kasoo qayb galeen masaxda gobolka, cuqaasha, odayaal dhaqamedka, ganacsatada, dhalinyaradda iyo waliba hawaynka. Read the rest of this entry »