You are currently browsing the daily archive for February 2nd, 2008.
Badhan : Galabta ayaa xoghayaha warfaafinta ee Maamul goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed Inj. C/risaaq Maxamed Cali uu magaalada Badhan kulamo kula yeeshay masuuliyiin isugu jirta Xoghayaal , ciidamada Boliska, maamulka heer gobol iyo heer degmo, waxana ay shirkaas ku kala qaateen xogwaraysi labada dhinac ah dal iyo dibadaba. Read the rest of this entry »
Njamena:- Dagaala faraha lagaga gubtay ayaa galabta casar liiqii ka qarxay Dalka Chat kaasi oo la sheegay inuu u dhexeeyo Mucaaradka iyo Dawlada Dalkaasi,waxa la soo tabinayaa inuu Dagaalkaasi markii hore ka qarxay meel waxa yar u jirta Caasimada Dalka, iyada oo uu markii danbe sii laba lixaadsaday. Read the rest of this entry »








