You are currently browsing the daily archive for February 3rd, 2008.

ruush1.jpgAyl:- War Deg Deg ah oo haatan ku soo dhacay war qabadka Shabakada Maakhir.com ayaa sheegaya in Budhacadii Afduubtay Marka Dalka Ruushka ay la soo Galeen Xeebta Degamada AYl ee Gobolka Nugaal,waxa la soo sheegaya inay markabkaasi wataan Ilaa 14- Shaqaale ah kuwaasi oo u kala dhashay Dalalka Britain iyo Ruushka. Read the rest of this entry »

Muqdisho:- Axmed Diiriye Cali Af hayeenka  Beelwaynta Hawiye ayaa beeniyay  Hadal uu dhawaan sheegay Gudoomiyha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheree) hadalkaasi oo ahaa inuu Axmed Diirye ka danbeeyay Dilkii lagu khaarijiyay Af hayeenkii Gobolka Banaadir ee dhawaan la dilay, Axmed Diiriye ayaa sheegay inaanu arinkaasi waxba ka ogayn. Read the rest of this entry »

burcad.jpgSakhalin:- Markab laga leeyaha Dalka Ruushka ayaa la sheegay in lagu qafaashay xeebaha Dalka Somaliya Markabkaasi ayaa waxa la cadeeyay inuu ay wateen dad Ajaanib ah oo isugu jira British iyo kuwa kale oo ka soo jeeda Dalka Ruushka, Saraakiisha Sare Sare ee Dalka Ruushka ayaa Cadeeyay in markabkaasi ay Afduubteen Budhcad Somaliy Read the rest of this entry »

 Hargaysa:Sl- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Afrika, Mrs Junday Frazer, ayaa maanta socdaal ku timid Somaliland, waxana ay wada hadalo ay la yeelanaysaa Madaxweynaha somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin iyo shirgudoonada golayaasha baarlamaanka JSL. Read the rest of this entry »