You are currently browsing the daily archive for February 5th, 2008.
Bosaaos:- Qaraxan caawa ka dhacay Dekeda Bosaaso ayaa waxa ka soo baxaya warar is khilaafsan kuwaasi oo qaarkood ay sheegayaan inay dadka weerarka soo qaaday ay ahaayeen kuwa diidan Siyaasada Maamulka Puntland,halka kuwa kale ay daaha ka qaadaayaan inay weerarkaasi log wayn ku leeyihiin dad xidhiidh dhaw la leh Kooxaha Al-Shabaab. Read the rest of this entry »
Boosaaso:- Weerar xoogan ayaa lagu qaadey dekeda Boosaaso oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyo taabacsan Cade Muuse iyadoo aan la garaneyn cida weerarka kusoo qaadey waxaana intaa dheer iney rasaas iska daba joog ahi ay weli ka socoto Dekeda Bosaaso. Read the rest of this entry »








