You are currently browsing the daily archive for February 6th, 2008.
Garoowe:- Madaxwayne Xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud (Afqudhac) ayaa ka ajwaabay hadalkii ka soo yeedhay Kooxda Al-Shabaab isaga oo sheegay inay ahaayeen Dadkii fakaasi gaystay kuwa doonaya inay wiiqaan Nabada Puntland,hadalkaasi ayuu jeediyay Afqudhac maanta mar uu war baahinta gudaha la hadlayay. Read the rest of this entry »
Bosaaso:- Kooxda la baxday Al- Shabaab ayaa dusha u ritay inay ka danbeeyeen qaraxii xalay lagu hoobtay ee ka dhacay Dekeda Magaalada Bosaaso,saasi kooxdaasi waxay ku sheegeen Bar Enrtarnet- oo ay is ticmaalaan iyaga oo sheegay inay uga gol lahayeen inay ku dilaan ciidamo Itoobiyaan ah oo goobtaasi Joogay. Read the rest of this entry »








