You are currently browsing the daily archive for February 8th, 2008.

naag-somali-ah.jpgThe woman allegedly started her attack on the pilots 10 minutes after take-off from Blenheim. She was seated in 1A, directly behind the pilots.

Police and Air New Zealand have hailed the pilots as heroes for the way they handled the violent attack. Read the rest of this entry »

xxxxxxxxxxxxxxxx4.jpgLondon:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dawlada Somaliya ayaa sheegay inay is casilay,xildhibaankan oo haatan jooga magaalada Lodon ee carisa Dalka Ingiriiska ayaa war baahinta u sheegay inuu iska casilay Read the rest of this entry »

yuusuf.jpg Adis-Ababa Warar ogogaal ah oo aanu ka helayno Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ayaa waxay shaaca ka qaadayaan inay habeenkii xalay ahaa ay kulan xasaasi ah wada qaadeen Madaxwaynaha Dawlada Somaliya C/laahi Yuusuf Axmde iyo Raisalwasaaraha Dalka Itoobiya Melazanawi,waxa la soo sheegayaa inay labadaasi masuul aad uga wada hadleen arimaha Somaliya. Read the rest of this entry »

maaaaarkii.jpgRooma:- Dawlada Dalkaasi Talyaaniga  ayaa shaaca ka qaaday inay xeebaha Dalka Somaliya u soo diraysa ilaa  6- Marakab oo Nooca Dagaalka ah, Talyaaniga ayaa sheegay inay maraakiibtaasi Ugaadhsan doonaan Budhacada Somaliyeed ee qafaalatay Gaadiidka Bada Somaliya Mushaaxaya,waxa la cadeeyay inay Maraakiibta Talyaanigu ay haatan jooga meel xeeb ah oo dhaw Dalka Masar. Read the rest of this entry »

dhwac.jpgBosaas:- Olole Balaadhan oo looga gol leeyahay sidii wax loogu qaban lahaa dadkii ku wax yeeloobay Qaraxii ka dhacay Magaalada Bosaaso ayaa ka bilawday Gudaha Magaalada Bosaaso, dhamaan Ganacsatada iyo Culumo”awdiin ayaa hawshaasi dhexda u xidhay. Read the rest of this entry »