You are currently browsing the daily archive for February 12th, 2008.
Ceerigaabo:- Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxay falkii ahaa Afduubka ee loo gaystay Ninka Ajaanibka ahaa ee maanta lagu Qafaashay Degmada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag,wararka ayaa qaar sheegayaan inay ragii ninkaasi Qafaashay ay ula dhaqaaqeen dhanka Bari ee Gobolka Sanaag, halka kuwa kalena sheegayaan inay u la jeensadeen dhanka hawdka ah ee Deegaanka. Read the rest of this entry »
Kismaayo:- Warar Deg Deg ah oo haatan naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Goor dhawady uu Dab qabsday marka Dekeda Kismaayo dhuxul lagaga daabulayay,waxana uu warku intaas ku darayaa inuu Marakabkaasi wali Hul cayo. Read the rest of this entry »
AYl:- Maraakiibta Dagaalka ee Dalka marayakanka ayaa Maanta Galinkii danbe Duqayn xoogan u gaystay Garoonka Degmada Ayl ee ka tirsan Gobolka Nugaal,waxa la soo sheegayaa inay ku soo rideen ilaa 2- Gantaal kuwaasi oo aan la soo tabin wax khasaare ah oo ay gaysteen, dadka deegaan ayaa arinkaasi aad uga xumaaday. Read the rest of this entry »








