You are currently browsing the daily archive for February 13th, 2008.

golis.jpg Ceerigaabo:- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in saka hiirtii waa Bari la siidayay ninkii Jarmal-ka ahaa ee Afduubka loogu haystay Duleedka Magaalada Ceerigaabo, arintaasi ayaa waxa dhexda u xidhay odaayaal dhaqameedka Deegaanka iyaga oo Dadaal dheeraad ah ugalay sidii ninkaasi loo soo samata bixin Lahaa. Read the rest of this entry »

dagaal1.jpgLaas-caanood:-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya inuu maanta halkaasi dagaal ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Goboleedka Puntland,waxa la soo sheegayaa inuu Dagaalkaasi socoday mudo gaaban,walaw aan la sheegin khasaaraha iska hor imaadkaasi ka dhashay. Read the rest of this entry »

dagaal.jpgGaroowe:- War Deg Deg ah oo haatan naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ayaa sheegay in ilaa 3- Askari la keenay Goor dhawady magaalada Garoowe kuwaasi oo ku soo dhaawacmay Dagaal galabta Casar liiq dhex maray Ciidamada Maamulka Puntland iyo Budhcad Afduub u haysata Markab laga leeyahay Dalka Ruush Read the rest of this entry »