You are currently browsing the daily archive for February 14th, 2008.

puntland_somaliland.jpgCeerigaabo:- Labada Maamul ee Golufka wayn ee Colaadu ka dhex aloosan tahay Waa Somaliland iyo Puntland ayaa midba kan kale dusha uga tuurayaa inay ka danbeeyeen Falkii Afduubka ahaa ee ka dhacay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, Halka Somaliland sheegayo inay raga wax Afduubay ka soo duuleen Deegaanada Puntland. Read the rest of this entry »

gggggggg.jpgGaroowe:- Sida uu sheegayo war haatan naga soo gaadhay magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxa Galabta Saldhiga dhexe ee Magaalada Garoowe ka Baxsaday ilaa 20- Maxbuux oo ku kala eedaysnaa Nabiyo kala gadisan qaarkood waxa la sheegay inay dad laayeen oo lala sugayay Maxkamada in La soo hortaago. Read the rest of this entry »

yuuuu.jpg Adis-Ababa:- Shir Sadex Geesood oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Dalalka  Itoobiya, Somaliya iyo Uganda kulankaasi ayaa waxa uu ahaa  mid ay Masuuliyiintaasi kaga wada hadlayaan Xidhiidhkooda ka dhaxeeya ee soo jireenka ah, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ugu horayn sheegay in Dalkiisa uu Madaxda uu yahay ay ka Hulcayaan Dagaalo. Read the rest of this entry »