You are currently browsing the daily archive for February 17th, 2008.
Muqdisho:- Sida ay ku soo waramayaan Ilo wareed aad muhiim u ah Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmed uu maanta kulan dheer oo saxaafada daaha laga saaray la yeeshay Isimada Gobolka Banaadir,waxa ay sheegayaan dad ku dhaw dhaw kulanaaski dhex maray C/laahi Yuusuf iyo odayaal dhaqameedka Gobolka Banaadir in ay aad uga wada hadleen sidii xaalada Amaan loogu soo dabaali lahaa Magaalada Read the rest of this entry »








