You are currently browsing the daily archive for February 23rd, 2008.

cairo.jpgCairo :- Xubno isugu jiray Baarlamaanka iyo Diplomaasiyiin ka tirsan wasarada arimaha dibada ee Dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa siminaar soconayey muddo tobon maalmood ugu soo gabagaboobay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Read the rest of this entry »

tahrib.jpgLaasqoray:- ku dhawaad ilaa 100- Ruux oo Muhaajireen ah ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Laasqoray ee ka tirsan Gobolka Sanaag, tahriibayaashi waxay markii hore ka soo Boqooleen Magaalada Bosaaso ee caanka ku ah dhoofinta Tahriibta, inta badan dadkaasi waxa loogu sheekeeyay inay tegayaan Dalka Yeman iyaga oo markii danbe laga dejiyay Magaalada Laasqoray. Read the rest of this entry »

h1.jpgMuqdisho:-Munaasabad lagu maamuusayay 38-guuradii ka soo wareegatay Maalintii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed la aas aasay ayaa manta lagu dhigay Xabsiga Magaalada Muqdisho,waxana joogay Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliya saraakiisha ciidamada qalabka siday iyo waliba marti sharf kale oo aad u fara badan. Read the rest of this entry »