You are currently browsing the daily archive for February 24th, 2008.

mmmmmmmmm.jpg Hadaaftimo:- Ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka Sanaag ayaa isku hor fadhiya caawa goob u dhow Degmada Hadaaftimo iyadoo ay xabadu dhici karto daqiiqad kasta  iyadoo ay taasi dheer tahay in labada ciidanba ay aad u hubeysan yihiin. Read the rest of this entry »