You are currently browsing the daily archive for February 27th, 2008.
Dhahar: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo Deegaanka ee Maamulka Goboleedka Puntland Cali Jaamac Faarax (Cali Buureed) ayaa mudo laba cisho ah ku sugnaa Magaalada Dhahar ee Xarunta Gobolka Booxaaro halkaasi oo la sheegay inuu wada hadal joogta ah kula leeyahay wax garadka Deegaanka Dhahar, waxa la sheegay inay Buureed iyo dadka Deegaankaasi ka wada hadleen adkaynta Nabad gelyada. Read the rest of this entry »
Garoowe:- Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay Falkii shalay Galinkii danbe ka dhacay Agagaarka Magaalada Garoowe kaasi oo ahaa Tacshiirad dhex maray Ciidan Ilaalo ka ahaa Shaqaale Ajaanib ah oo ka Tirsan Q.M iyo Koox Budhcad ah oo Qorshahoodu ahaa inay Afduubaan Shaqaalahaasi, Puntland waxay sheegtay inay ragaasi Falkoodii ku Guul daraysteen. Read the rest of this entry »
Baydhabo:- Wasiirka arimaha dibada ee Dalka Itoobiya Siyuum Musvin ayaa ka Degay maanta Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay, Masuulkaasi ka socda Dalka Itoobiya ayaa waxa la sheegay in markiiba loo Gal biyay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo isaga oo markiiba Kulan Xasaasi ah la qaaday Masuuliyinya DFS. Read the rest of this entry »
Nairobi:- Wararka aanu ka helayno Magaalada Nairobi ee Dalka kenya ayaa sheeagaya inay Ciidamada la dagaalanka Argagixisadu ay dib uga guureen Xuduuda uu Dalka kenya la wadaago Dalka Somaliya,iyaga oo horay Ciidamadaasi ugu sugnaan Xuduudaasi, waxa la sheegay inuu qorshahaasi ay uga Guureen uu yahay mid ah Amar sare oo kaga yimi Read the rest of this entry »
Baydhabo:- Sida ay sheegeen warar xogo-gaal ah Madaxwayne Yuusuf ayaa la sheegay inuu maanta Galinkii hore ka Degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo,waxa la shaaciyay inuu C/laahi Yuusuf ka soo Boqoolay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho halkaasi oo ay mudooyinkan ku sugnaayeen Sadex Masuul ee ugu Read the rest of this entry »
Bdhan:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Md-Axmed Cali Xaashi oo haatan Booqasho rasmi ah ku jooga Degamada Badhan ayaa sheegay inay meel fiican u marayso Kulamadii uu lalahaa wax garadka Deegaanka,kuwaasi oo ku aadanaan sidii xaalada Gobolka Sanaag looga dhigi lahaa mid salka ku haysa mid Degan, kadib markii mudooyinkan ay qululato ku wadeen Maamulka S/land. Read the rest of this entry »








