You are currently browsing the daily archive for February 29th, 2008.
Ceerigaabo:-Buurta Daalo oo dab laxaad lehi qabsaday iyo xaaladeeda,waxaa xalay saqdii dhexe dab qabasaday buurta Daalo ee dalxiiska caanka ku ah buurtaas oo qiima weyn ugu fadhida dalkeena buurtaas oo 20km ka dhacda woyooyi magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. waxaan Read the rest of this entry »
Baardheere:- Wararka ka imaya Degaanadaasi ayaa Waxaa ay shegayaan In Dad fara abdan uu ku dhuftay Cudurkaasi Shuban biyoodka oo ka mid ah Cudurada Halita ku ah Dhalaanka iyo Dadka kale ee aan awooda fiican lahayn,Wararku waxay shegayaan in Dad Cadakoodu Gaar ayo ilaa 70 Qof ay u dhimatay Qaarkalena ay Haatan u jiifaan. Read the rest of this entry »








