You are currently browsing the daily archive for April 3rd, 2008.

iiiiiiiiiiii.jpgGaalkacayo:- Ciidamo Kulanyo ah oo Itoobiyaan ah ayaa la keenay Xadka U dhexeeya Gobolka Mudug iyo Gal Guduud,Ciidamadaasi ayaa waxa la cadeeyay inay sugayaan Amaanka Deegaanadaasi oo mudooyinkan ay ka oognaayeen Dagaalo. Read the rest of this entry »

20071027172642somaliacapa.jpgCadaado:-Ilaa shan iyo toban qof, ayaa ku dhintay, iyadoo qaar kalena ku dhaawacmeen dagaal kooxo hubaysan iyo ciidamada dowladda ku meelgaarka ah ku dhexmaray magaalada Cadaado gobolka Galduguud,waxa la sheegay inay Dagaalkaasi iskaga hor yimaadaan Kooxaha diidan Dawlada Read the rest of this entry »

Ceerigaabo:- Roobab Goos Goos ah  ayaa ka Da”ay meel ka mid ah Gobolka Sanaag siiba Xarunta Gobolka ee Ceerigaabo, Roobkaasi ayaa waxa la sheegay inay ka Da”een meel ka baxsan Magaalada Ceerigaabo, sida Buurta Surad iyo Agagaarkeeda,waxa jira inay Hogol fiicane ku curtay Read the rest of this entry »


 

April 2008
M T W T F S S
« Mar   Sep »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking

Photos

LasQoray Beach - Maakhir, Somalia

LasQoray - Maakhir Coast, Somalia

Geel - Soolasha Maakhir

More Photos