You are currently browsing the daily archive for April 4th, 2008.

shiphijacked.jpgYeman:- Markab nooca ay racaan Dalxiiyaashu ayaa la sheegay in Maanta Galinkii danbe Koox budhcad badeed ahi Afduubtay Markabkaasi ayaa la sheegay inuu Dhex Muquurayay xeebta u dhexaysa Yeman iyo Somaliya waxana la sheegay inay wateen shaqaale gaadhaya ilaa 30-Ruux oo  u Read the rest of this entry »

kkkkkkkkk.jpgDhahar:- Sida ay noo xaqiijiyeen Masuuliyiinta Cisbitaalka Degmada Dhahar waxa maanta Degmada Dhahar Shuban biyood ugu geeriyooday Ilaa Hal ruux kaasi oo uu soo ritay Cudurkaasi, qofkaasi dhintay maanta ayaa la sheegay inuu ahaa Inan yar oo oo mudo Cudurkaasi la Il daraa, Dhakhaatiirta Cisbitaalka Dhahar ayaa arinkaasi aad ugu walaacsan. Read the rest of this entry »