Badhan: Ururka Horumarinta dhalinyarad ee SSDO ayaa kulan uu ku qabtay xafiiskiisa Magaalda Badhan ku soo bandhigay waxqabadyadii uu fuliyey 6 bilood ee lasoo dhaafay ee sanndkan 2007, (mid year Activities), Waxqabadyadan ayaa isugu jiray kuwa taabanay dhinacyada horumarinta arimaha waxbarashada, Sportska, ilaalinta deeganka, caafimaadka, wacyigelinta bulshad, iyo kaqeyb qaadashada arimaha bulshada guud ahaan.

Ururka SSDO ayaa sannadkan ka fuliyey dhisme garoon kubada Basket-ka iyo volley-ball lagu ciyaaro magaalda Badhan, garoonkan oo ay ku deeqday hay’adda UNICEF ayaa loogu talagaly inay ka faa’iidaystaan dhalinyrada reer badhameed isaga oo ku yaal xarun waxbarasho oo ay dhigtaan in kabadan kun arday Sii Akhri»

Advertisements