Badhan:- War goor dhoweyd soo gaaray wasaaradda warfaafinta ee Dawlad goboleedka Maakhir State oo ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Dawlad goboleedka Maakhir ayaa sheegaya in la magcaabay laba gobol oo ka mid ah Gobollada uu yeelan doono Maamul goboleedka cusubi, waxan qoraalka ku cad magacyada Gobolada la magcaabay, magaala madaxdooda, iyo masuuliyiinta maamuli doonta oo ay ka mid yihiin, guddoomiyayaasha gobollada iyo madax kale . Sii Akhri

Advertisements