Badhan:- Wareegto cusub oo kasoo baxday xarunta madaxtooyada ee Maamul goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed ayaa lagu magcaabay masuuliyiin kala duwan oo isugu jira Agaasimayaal guud iyo Xoghayayaal qaarkood ay cusub yihiin, taasoo madaxweynuhu ku tilmaamay iney tahay dhammaystirka maamulka Maakhir, wixii hadda ka danbeeyana masuul kasta lagu dabo gelayo xilkiisa. Sii Akhri »

Advertisements