Buraan:Degmada Buraan ee Gobolka sanaag ayaa waxaa si wanaagsan uga da ay Roobabkii dayrta Todobaadkan gudihiisa waxaana roobabakaasi ay ahayeen kuwo lugu diirsaday oo si wanaagsan uga day Dhamaan Dhinacyada iy darfaha Degmadaasi Buraan,kaas oo dhamaan Bulshada Reer Buraan aad ugu riyaaqeen iyadoo Dadka Roobka Hilaadiyaa ay sheegeen in Roobkaasi uu u sii gudbya dhanka Miyiga ah. Sii Akhri»

Advertisements