Isimada Dhulbahante
oo digniino u diray S/Land

Isimada goballada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa maanta baaq ka Soo saaray gobolka sool Baaqan oo ay kaga hadlayaan xaallada cakirran ee iminka ay ku jiraan Gobollada SSCayn,Baaqan ayaa ah kii labaad ee Ka Soo baxay Isimada Gobollada SS-Cayn.

Haddaba, Baaqan ayaa waxaa uu u Qornaa Sidatan Hoos ku qoran iyadoo ay ku saxiixan Yihiin dhamaan Ismada SSCayn.

jees nasrullaah
Laascaanood

Calanka.com