Mogadishu 19, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Abwaan Abshir Nuur Faarax( Abshir Bacadle) ayaa saakay ciidamada dowladda KMG ah waxa ay kala baxeen gurigiisa oo ku yaala agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.Sida ay ku warameen qaar ka mid ah ehelada Abwaanka iyo saaxibadiisa oo la soo xiriirey Shabelle, ciidamo ka tirsan dowladda ayaa saakay gudaha u soo galay guriga abwaanka, iyagoo halkaasina ka watay abwaanka.

Lama oga wali halka ay la aadeen ciidamada dowladda abwaanka oo wali aanu jirin war ku aadan sababta loo kaxeystay.

Advertisements