The image “https://i0.wp.com/www.dhahar.com/maamule/pictures/2926.jpg” cannot be displayed, because it contains errors. Laascanood:Magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka sool ayaa wayahan dame waxaa ay ahayd xero ay ku soo dulaan Maamulka waqooyiga Fog ee ka amar qaata ciidanka La magacbaxay Somaliland oo fadhiisinka ka dhigtay duleedka Magaalada Laas canood ee gobolkaasi sool,
iyadoo ay wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Laascanood ay shegayaan in weli ay shacabku ka wadaan meelaha ay ku sugan yihiin,

Kooxa Dahir riyaale ee Somali diidka ahi Mudaharaadyo Balaaran iyo dibad baxyo a ku dalbanayaan shacaka reer Laascaano in ay Maamulkawaqooyi isga baxaan magaalada laascanood oo ay ka dayaan gardarada qaawan ee ay kula soo xad gudbayaan shacabka ayaa waxaa ay rabshadahan mudaharaadka ah la beegsanayaan xarumaha iyo hudheelada ay ku sugan yihiin kooxa ka soo jeeda Maamulka Waqooyi ee uu hogaanka u yahay Dahir Riyaale.

Dhinaca kalena dhawaan ayaa waxa ay qadeen Dulaan wuxuush nimo ah Xukuumada Waqooyi ka si oo ay ku qabsadeen Maxaa biis maxaa biistaasi oo ah dad masakiina oo ka mida Qayabaha Bulshada ee Magaaladaasi laascanood dadkaasi ay maxaa biista ku shegeen Somaliland ayaa waxaa ay isugu jiraan dad aad u awood yar oo kala ah Caruur Hawen iyo Weliba dhalinyaro kale oo lugu qabtay Markaasi iyagoo ka cabanaya Maamulka Waqooyi oo diiday in la gubo calanka Qaranka Somaliyeed ee astaantiisu ay tahay Buluuga iyadoo Maamulka Somali diidka ahina uu xabad iyo Rasaas uu hoos u dhigayo waqtigaasi uu la beegsaday Shacabka.


Dadkan maxaa biista ah ayaa waxaa ay iminka ku xiran yihiin Xabsiyada Magaalada Burco waxaana ay tirada dadkaasi kor u dhaafaysaa in ka badan ilaa 51qof oo isugu jira Haween iyo Caruur iyadoo ay arintaasi ay timid ka dib markii Maamulka Pntland isimadiisa wawayni ay Dalbedeen in somaliland iyadoo raaliya ay ka huluusho Gobolkaasi sool iyo sheegashadiisa.

Maxamed Axmed Ciise
Bosaso dhahar.com

Advertisements