TopStory

Markab dagaal oo Maraykanku leeyahay ayaa waxa uu dejiyay laba doonyood oo ah nooca dheereeya kuwaas oo ay saarnayeen burcad badeed Somali ah

Markabka dagaal oo laga leeyahay dalka Maraykanka oo ah nooca wax bur buriya isla markana la yiraahdo the USS Porter (DDG-78), an Arleigh Burke-class destroyer ayaa waxaa uu Axadi aynu soo dhaafnay uu codsi qaylo dhaan ah ka helay markab nooca ganacsiga ah kaas oo ay weerar ba’an ku hayeen kooxo burcad badeed kuwaas oo doonayay in ay qafaashaan balse ah markabka dagaalka ee laga leeyahay dalka Maraykanka oo isla markiiba soo gaaray goobtii weerarkani ka dhacay ayaa waxaa uu dagaal la galay laba doonyood oo ay saarnaayeen burcad badeed Somali ah waxana uu ugu damayntii ku guulaystay inuu badda ku dejiyo labadii doonyood.

maakhir.com

Advertisements