Boosaaso: Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha Cali Jaamac Faarax (Cali Buureed) oo ka mid ah gudigii loo xilsaarey xalinta dhacdadii ka dhacday laba todobaad ka hor xaafada Raf iyo Raaxo ee magaalada Boosaaso ayaa mar uu u waramay dhahar.com maalintii Jimcaha November 02, 2007, sheegay in ay arintii si wanaagsan kusoo dhamaatey, waxa kaliya hada ay ka shirayaaana uu yahay Magdhowgii ragii ku dhintey goobtaas iyo dhisitaanka gurigii uu booliiska halkaas ku dumiyey.
DHAGAYSO WAREYSIGII

 

 

 

Maxamed Axmed Ciise

Dhahar.com

Advertisements