Waxaa Maanta oo taariikhdu ahay 12-19-07 magaalada LONDON ku geeriyooday narxuun Ibraahin Cali Bare. ILAAHAY naxariistii jano haka waraabiyee Samir iyo iimaana haka siiyo dhamaan Eheladiisa oo dhan.

Waxaana tacsidan si tiiraanyo leh u diraaya dhamaan ilma ahmed yusuf xawar iyo caruurtooda. Dhamaan qoyska reer xuseen mire.waxaa sidoo kale iyana tacsida diraaya

sugule warsama sugule, iyo reerkiisa

Ibraahin xasan xuseen karsay, iyo reerkiisa

Xaliima faarax odday iyo caruurteeda

Dahabo farax odday iyo caruurteeda

Xaliima maxamuud cisman iyo caruurteeda

Xaliima maxamud cali shire

Cabdi kariim ismail cashuur

Maxamed Ibrahin gegaroor iyo reerkiisa

Cabdulaahi Saalax jeeljire iyo reerkiisa

Cabdifatax xuseen dheere iyo reerkiisa

Axmed muuse cashuur iyo reerkiisa

Kinsi cumar jaamac iyo seygeeda

Faadumo Cabdi Sheekh

Saciid Cali Geeldoon iyo reerkiisa

Maxamud Ciise Aar iyo reerkiisa

Axmed Warsama sugule Iyo reerkiisa

Cabdi kariin maxamud faarax oday iyo reer kisa

Cabdulaahi Ciranuug iyo reerkiisa

Xaliima Xasan ciranuug iyo caruurteeda

ILAAHAY NAXARIISTII JANO HA SIIYO MARXUUNKAA SAMIRNA HAKA SIIYO DHAMAAN EHELADIISII,

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Advertisements