Bosaaso:-Waxaa   si   toos  ah  u shaaciyey  inuu    u sharaxnyahay  jagada  madaxwaynha  Puntlanad    Dr  Xirsi  Ismaciil    Sanweyne  oo  ah   Aqoonyhan       ku  xeel   dheer  Maamulka  iyo  dhaqaalaha waxana uu si toosa u sheegay inuu sharaxan yahay isla markaanta uu ku kal soon yahay inay dooran doonaan shacabka Reer Puntland.

Xiri   Sanweyne  waa  Siyaasai  si   weyn   looga  yaqaan  dalka  Soomliya  waxauuan   xilala  sare  ka soo qabatay  dawladii   Lixdamdkii     Ka  gaaray   Maamule       Bangiga. 

Lixdankii  ilaa  tobadankii      waxana  uu    shaqooyin   heer     Maamul    ah soo   qabatay  banigiyo   Caan    ka ah dunida    oo ku  kala  yaala  dalalaka   Khliija  iyo    Yurub

   Xirsi   sanweyne  waxuu  kaloo    soo maray  gancsi    xoogan  uu   ka sameyey  dalalalka    Carabta  iyo   Bariga   Assiya  waxuuan   xiriiro     adag la   leeyahya   gancasato   aqoonyahno  iyo  rag  xilala  sare  ka  haya  dunida

Intii  lagu  jiray  mudadii  burburka  xirsi  waxuu    kaalin xoog leh soo qatay  nabdeyntii  dalka  waxuuan     jago     la  taaban karao aa ka soo  qabatay   Ururkii  SSDF  oo  ka ahaa  ninka u qabalisan   ganacsiga  iyo  xiriirka    Caalamiga  ah  markii  Puntlanad  la dhisaayey  waxuu ahaa  odyasahii  Bud  dhiga  ua ahaa   talooyinka wax  ku oolka ah  ka bixnaayey

Iatii  ka danbasay     Xirisi  Sanweye  waxuu  noqday  Xildhibaan   qaran xiligii  dawldii   Carta   isgaoo        markasana   ka  muqday  doorkii siyaasdeed   ku adaanaa

  Xirsi    waxuu  kaloo     si weyn  uga dhex muqday  shirarkii       dib u  heshiisiinta  Soomlieeyd  ee dhawaan lagu soo afmeeray caasimada Somaliya ee Muqdsiho.

U soo  istagaida   Xiris   Xilka madxatinimda  Puntland ayaa  waxaa  soo  dhoweyey      dad  badan aqoon u  leh  waxqabdkisa ee dhamaan shacabka Reer Puntland.

Waxuuan    shaac ka qaday  inuu  waxy  weyn  ka bedli doono  hanaanka  maamul  ee hataan ka jira  Puntlanad

Xirrsi  sanweyne    oo  hataan  ku sugan    Cariga  ingiriska ayaa      is sharaaxdiisu  ku soo      aaday     xili  ay  puntland    ka jirto  amaan  xumo waxuuna   sheegay  inuu  wax   weyn ka  qaban   doono

Sidoo  kale      shraxaada   xirsi ayaa  waxaa  si  weyn loga  soo  dhoweyey  dalala badan oo imaardka carbu  u   horeeyey  oo jahliydaha ku nool durba ay   diyaariyeen  qaban qaabo looguu  jiro  soo  dhoweynta   xirsi

Sidoo  kale  magaaloyinnka  puntland ayaa  hataan waxaa  ka socda  abaabulo  ku aadan imaatinka  musharxaan  awooda  siyaasdeed  leh

Waxaana  dadka   siyaasdad   saadliyaa  ku  tilmaameen inuu  yahay  rug cadaa   dhaafin  kara   reer  Puntland  Xiliyda   kala  guurka

 

Maakhir.com

Xafiiska, Bosaaso

Advertisements