Garoowe:- Xukuumada Puntland ayaa shaacisay inay dib u bilaabayso soo saarida shidaalka kadib markii dhawaan Cade Muuse  soo kordhiyay wasaarad Cusub oo loogu magac daray Wasaarada Tamarta iyo Baatroolka.

Wasiirak wasaaradaasi ninka lagu magcaabo  Maxamuud Xasan Cismaan Aloore ayaa saxaafada u sheegay inuu dhawaan shaqada bilaabayo taasi oo ay qodayaan Shidaalka kujira Gobolada Puntland.

Mr Aloore ayaa intaasi ku daray inay jiraan dhul badan oo ay ku jiraan shidaal kaasi oo Maamulka Puntland horay ay caqabadu uga hor yimaadeen.

Maakhir.com/ Garoowe

Advertisements