msf_logo.jpgBosaaso:-Waxaa ay soo shegayaan Ciidanka Booliska Bosaso inay Gacanta ku soo dhigeen 2 Ka mida Dablaydii Geysatay afduubka lugula kacay 2 Haweenka ah ee ka soo Jedaa Shaqaalaha Hay,ada MSF Amaanka ee

Halka ilaa iyo haatana aan Lagaranay Meesha ay ku sugan yihiin 2 Haweenka ahaa ee afduubayaashu ay qafaasheen,

Dhanka kalena Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wacad ku maray in ay la dagaalami doonaan kooxaha caadeystay afduubka oo uu ku tilmaamay iney ka dhigteen howlo ganacsi isagoo hoosta ka xariiqay in aaney marnaba wax wada xaajood ah ama gorgortan ah la geli doonin kooxahaasi, isla markaana ay gacanta ku soo dhigi doonaan si loo marsiiyo ciqaab adag oo ay ku cimri qaataan kuwa damacsan in ay qalqal geliyaan nabadgelyada deegaanada Puntland iyadoo

Waqtigaas uu Xasan Daahir ka Hadlay Munaasib uu ka qayb galay Maanta oo ku saabsanaydgabagabeynayey howlihii Gar gaarka ee ka socdey xeebaha Bari ee dhawaanahay ay Dhibaatiiyinka iyo Tsunami ayfeeyeen.

Maxamed Axmed Ciise

Maakhir.com/ Bosaaso

.

Advertisements