ssssssssssss.jpgBadhan:Taliyaha Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Maakhir ayaa Ka Hadlay Xaalada Amaan ee Gobolka Waxaana Taliyuhu Baaq u soo jeediyey Xukuumada Somaliland iyo Puntland inaysan Soo fara Gashan Xaaladaha Amaan ee Gobolka Samaag,iyadoo uu taliyuhu Carabka ku dhuftay inaan wax Xiriir ahi Wadamadaasi ka dhaxayn oo Wax qabada iyadoo uu ku eedayey inay yihiin Dowladahaasi Dad Hore uga gaabiyey Wax qabdkii Gobolka taasi oo buu yiri aan Iminka ka tanaasuley,
Taliyaha Nabad SuGida Ciidanka AmaankaDowalda Maakhir Sareeye Guuto Cali Sanaag ayaa waxaa kaloo uu Kaga waramay Shirsaxafadeed uu ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Badhan ee Xarunta Dowlad M.S.S iN Dhowaan uu Maamulka Maakhir Xoojin Doono Ciidamada Qalabka Sida ee DhinacA Milateriga Waxaana uu taliyuhu Sheegay inaan Maanta Maakhir State Nin u baahnay ilaahayna ku Manaystay Dal iyo Dadba ku waaasi oo Dalkooda uu Xil ka Saaran yahay Taliyaha ayaa Si cad Carabka ugu Dhuftay In Jiri taanka Dhinaca Amaanka Gobolada Maakhir uu yahay Mid Muqadis ah iyadoo uu sheegay In Dhawaan Qayabaha kala Duwan ee Maamulka Maakhir ay Canshuur ururin ka Bilaabayaan Qaybgo ka mida Degaanada Gobolada Maakhir,
Taliyaha Ciidanka Booliska Dowald Goboleedka Makhior ayaa waxaa uu sheegay In Canshuurta Qaadisteeda Waqti dhow ay bilaabi Donaan Si Markaasi loogu si yaadiyey arimaha Degaanka ilaalada Gobolka iyadoo uu sheegay In difaac adag uu ka Gelinayo Ciidamada Qalabka Sida ee Dowalda Qaran Maakhir Xeebeheeda Haar ahaan Xeebaha Goblolada Maamulka ee Laasqoray iyo Ceelaayo,Waxaana uu Geba gebadii Salaan Diiran u Diray Taliyaha Amaanka Sareeye Guuto Cali Sanaah Guud ahaan Masuuliyiinta Dowalda KMGS iyo Qaybaha kale ee makhir ,Hadalka taliyaha ayaa ku soo aadaya Xili Saxaafada Qaarkeed buun buuniyaan Hadalo ka dhan ah Jiritaanka Dhanka Amaankam ee Gobolka Sanaag iyo Qaybaha kale ee maamulka.