daalo1.jpgCeerigaabo:-Buurta Daalo oo dab laxaad lehi qabsaday iyo xaaladeeda,waxaa xalay saqdii dhexe dab qabasaday buurta Daalo ee dalxiiska caanka ku ah buurtaas oo qiima weyn ugu fadhida dalkeena buurtaas oo 20km ka dhacda woyooyi magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. waxaan

Waxa gaadhay markiiba Goobtaasi dad wayne aad u fara badan kuwaasi oo Bilaabay Olale Balaadhan oo ay Dabkaasi ku Daminayaan, mid ka mid ah dadka deegaan ayaa noo sheegay inuu Dabkaasi dhamaanba dhulka dhigay dhirtii halkaasi ka Baxday.

Waxay soo sheegayaan wariyaasha Goobtaais booqday inay jiraan wali dadaalo dheeraad ah oo ay wadaan dadka Deegaanku kaasi oo lagu soo Afmeerayo Dabkaasi.

Wixii ku soo Kordha ha Moogaan Maakhir.com