sanaga.jpgBadhan:-Taliyaha Baliiska Ciidanka Dowalad Goboleedka Maakhir ayaa Sheegay In Haatan Amaanka Gobolada maakhi ay yihiin kuwo Meel Fiican Maraya ,iyadoo aysan Jirin Wax Dhib ah oo ka Jirta Degaanka Sanaag iyo Guud ahaan Xarumaha Kale ee Dowlada Maakhir state.
Taliska Sare ee belayka Sanaag G/Sare Cali Sanaag Waxaa uu Ganafka ku Dhuftay Inay Xaalada Degaanka Sanaag haatan ay ka jiraab Meelo ka Mida Biyo la,aan iyo Roobabki oo Aan Weli Curan,balse ay jiraan Meelo badan oo ka tirsan Gobolka oo Roobabka lagaga Ducaysanayo In ilaahay keeno.
Cali Sanaag taliyaha Guud ee Ciidanka Balayska Waxa uu sheegay Arimaha Maakhir Inaysan ahayn kuwo Cid u abaahan Mucaarada balse soo Dhowanaya Shaqsi kasta oo buuxiay Shuruudaha Dowlad Goboleedka Maakhir,iyadoo uu Sheegay In Dhinaca Belayska uu Ciidanka Degaanada Maakhir ka tayey Sanyahay isa Markaana uu yahay Ciidan Dalkiisa iyo Dadkiisaba Daafacan kara oo tababar u Qaba Sidii uu Wajibaadkiisa ku Gudan lahaa,
G/Sare Sanaag ayaa Sidoo kale Waxa uu sheegay oo Mar kale Uga Digay Xumadaha Somalinad iyo Puntland Inay isaga tanaa sulaan Qaabka Qaldan ee ay iskaga Dhaadhicinayaan Inay Soo Fara gshadaan Xaaladaha Degaano ka Madax banaan oo aysan Wax Shuqula ku lahayd Waa Sida uu Hadalka U Dhigaye Taliyuhu Hadii kale talaabaad Nagaga Aadan ayaan kula Kacaynaa.
Maaha Markii U horeysey oo Degniin Caynkan oo kale ah ay ka soo Baxdo Xukuumada Dhanka Amaanka ee Maakhir state Dhinaca Kale Waxaa Jira Ciidamo ka soo Jeeda isla Degaanada Makhir oo tababaro iyo Casharo lugu Siiyo Degaanada Ceel Doofaar iyo Laag ku waasi oo La filayo Inay Noqon Donaan Difaaca Qaranka Dalka,Taliyaha Balayska oo aan Amuurtaasi la soo Hadal Qaadnay ayaa ku tilmaamay Inay taasi tahay Xaalad Balays oo aan Haatan la Faafinaynin Sababaha uu ku Wajahan yahay Tababarka Ciidamadaasi Balse Waageeda aan Sheegi Doono.

Weriyaha Madax tooyada Maakhir State
Badhan Maakhir State Of Somaliya