You are currently browsing the daily archive for March 14, 2008.

ifj.jpgNew York:- Ururka Saxafiyiinta Caalamka ee loo yaqaan IFJ ayaa Dawlada Somaliya ugu baaqay inay wax ka bedelaan sharciga cusub ee loogu tala galay in lagu hako Saxaafada Dalka Somaliya, Ururkaasi warbixin dheer oo uu saaray aya lagu qeexay inuu sharacigaasi luga ha qaban doono Read the rest of this entry »

dfs.jpgMuqdisho:-Afhayeen u hadlay ciidamada militariga ee dowladda KMG ah ee Somalia Gaashaanle SareC/qaadirMacalin Nuur ayaa magaalada Muqdisho ka sheegay in ciidamadoodu ay toogan doonaan sarkaalkii ay ku arkaan inuu bililiqeysanayo ama waxyeello u geysanayo dadka shacabka, Afhayeenkaasi ayaa sheegay inay jiraan ciidamo badan oo falalka noocaasi ah ku kaca,balse haatan talaabo cad laga qaadayo. Read the rest of this entry »

afk.jpgGaroowe:- Madaxwayne Xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud (Afqudhac) ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadam Puntland waxana uu shirkiisaa ku soo qaatay dhawor qodob oo  aad xasaasi u ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin Amaanka, iyo eedayn ay dhawaan Puntland u soo jeedisay Ha”adda xuquuqda Bini”adanka u dooda taasi oo uu jawaab ka bixiyay. Read the rest of this entry »


March 2008
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking