You are currently browsing the category archive for the ‘Maakhir’ category.

A few months ago, an important development took place in the Somali North, namely the area that spans in the east of Somaliland and in the west of Puntland.

On July 1, at a ceremony that took place in the city of Badhan, representatives from the predominant Warsangali and Darod Somalis met and declared the autonomy of the State of Maakhir. This came atop of many complaints about the disregard of the inhabitants of the area by both the authorities of Hargeysa (Somaliland) and Garowe (Puntland). Read the rest of this entry »

Advertisements

kkkkkk.jpgBadhan:Waxaa ka Jira Soolasha Sanaag iyo Gobolada kale ee Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Maakhir Abaaro Xoogan oo ku Dhuftay Degaano badan ka tirsan Goboladaasi Maakhir iyo Weliba Nawaaxigeeda taasi oo Maamulku uu Fariin Wax Qabad ah kaga Codsanayo Hay,adaha Caalmiga ah ee Qaramada Midoobey iyo Weliba Dowlada Federalka Kumeel Gaarka ah ee Somaliya. Read the rest of this entry »

sanaga.jpgBadhan:-Taliyaha Baliiska Ciidanka Dowalad Goboleedka Maakhir ayaa Sheegay In Haatan Amaanka Gobolada maakhi ay yihiin kuwo Meel Fiican Maraya ,iyadoo aysan Jirin Wax Dhib ah oo ka Jirta Degaanka Sanaag iyo Guud ahaan Xarumaha Kale ee Dowlada Maakhir state. Read the rest of this entry »

buuuuuuuu.jpgDhahar: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Beeraha iyo Deegaanka  ee Maamulka Goboleedka Puntland Cali Jaamac Faarax (Cali Buureed) ayaa mudo laba cisho ah ku sugnaa Magaalada Dhahar ee Xarunta Gobolka Booxaaro halkaasi oo la sheegay inuu wada hadal joogta ah kula leeyahay wax garadka Deegaanka Dhahar, waxa la sheegay inay Buureed iyo dadka Deegaankaasi ka wada hadleen adkaynta Nabad gelyada. Read the rest of this entry »

xaaaaaa.jpgBdhan:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Md-Axmed Cali Xaashi oo haatan Booqasho rasmi ah ku jooga Degamada Badhan ayaa sheegay inay meel fiican u marayso Kulamadii uu lalahaa wax garadka Deegaanka,kuwaasi oo ku aadanaan sidii xaalada Gobolka Sanaag looga dhigi lahaa mid salka ku haysa mid Degan, kadib markii mudooyinkan ay qululato ku wadeen Maamulka S/land. Read the rest of this entry »

mmmmmmmmm.jpg Hadaaftimo:- Ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka Sanaag ayaa isku hor fadhiya caawa goob u dhow Degmada Hadaaftimo iyadoo ay xabadu dhici karto daqiiqad kasta  iyadoo ay taasi dheer tahay in labada ciidanba ay aad u hubeysan yihiin. Read the rest of this entry »

maaaaaash.jpgBadhan: Xoghayaha Warfaafinta Maakhir State Eng. C/risaaq Maxamed Cali  ayaa shir jaraa’id uu ku qabtey magaalada Badhan ayaa wuxuu ku tilmaamay jirdilkii loo geystey Maxamed Axmed Ciise nooc ka mid ah caburinta Saxaafada iyo suxufiyiinta iyo guud ahaan dhibka lagu hayo warbaahinta madaxa bananaan. Read the rest of this entry »

mmmmmm.jpg Badhan : Galabta ayaa xoghayaha warfaafinta ee Maamul goboleedka Maakhir ee Soomaaliyeed Inj. C/risaaq Maxamed Cali uu magaalada Badhan kulamo kula yeeshay masuuliyiin isugu jirta Xoghayaal , ciidamada Boliska, maamulka heer gobol iyo heer degmo, waxana ay shirkaas ku kala qaateen xogwaraysi labada dhinac ah dal iyo dibadaba. Read the rest of this entry »

ttttttt.jpgBadhan:Waxaa warsaxafadeed ka soo Baxay Taliska Booliska Somaliyeed ee Maamulka Makhir state lugu Beeniyey Warar laysla Dhexmarayey oo Shegayey In Degnada MSS ee Stateka Sanaag ay yimadeen Ciidamo Ka soo Jeeda Somaliland iyo Puntland oo ku Muransan Ka talinta Gobolkaasi iyadoo Wararku Shegayaan In Markaasi Maamulka Hargaysa uu la baxsaday Gaari ay Leeyihiin Ciidanka Maamulka Puntland. Read the rest of this entry »


Badhan : Saaka subaxnimadii ayaa xarunta dugsiga Alfurqaan ee magaalada Badhan waxa lagu qabtay xaflad ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen ardayda dugsiga heerarkooda kala duwan Hoose , Dhexe iyo sare , iyo waalidiinta ardayda , gudida dugsiga iyo bareyaashooda. Read the rest of this entry »