You are currently browsing the category archive for the ‘Waraysi – Audio’ category.


Boosaaso: Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha Cali Buureed ayaa shir jaraa’id uu ku qabtey xarunta ganacsiga Puntland ee magaalada Boosaaso sheegay in arintii ka dhacdey magaalada Boosaaso ay ahayd mid khalad ah, taasna looga joogo in ay dowlada saxdo. Wasiirka ayaa sheegay in ay dadaal ugu jiraan inaysan waxdambe dhicin. Read the rest of this entry »

oo Qummaati uga jawaabi waayey su’aalo la weydiiyey
Waraysi uu la yeeshay Radio Australia Dhegeyso

Xildh. Asha Aballa

Newyork(Dhahar.com):- War saxaafadeedkan xasaasiga ah ayaa waxay xil. Caasha Axmed Cabdalla ugu horeyntii u direysaa tacsi dhalinyaradii ku geeriyootey weerar lagu qaaday magaalada Boosaaso xaafad ka mid ah, waxay kaloo ka hadashay in Cade Muuse, Siciid Raage, iyo Col C/casiis gacmay ay geysteen fal ah (international crime) kaasoo ay dacwad ka xareyn doonto caalamka.

Read the rest of this entry »

Xingalool: Madaxweynaha maamul goboleed Maakhir State of Soomaaliya Col. Jibriil Cali Salaad oo shaqo u jooga magaalada Xingalool mar uu wareysi siiyey wakaalada wararka ee Dhahar.com ayaa wuxuu ugu baaqey maamulada S/land iyo Puntland iney nabadgalyada iyo karaamada dadka reer Sool ay xaq dhowraan kuwaasoo ku kor dagaalamay magaalada Laascaanood, wuxuuna u sheegay in ay meel ku dhac ku tahay qowmiyada reer Sool. 

  Dhegeyso Read the rest of this entry »

London:- Idaacada SBS Radio qeybteeda Afsomaliga ayaa waxay wareysatey Casha Axmed Cabdalla oo ah haweeney u dhalatey Maakhir oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo si weyn usoo dhoweysey Maamul Goboleedka Maakhir State of Somalia oo dhowaan looga dhawaaqey Gobolka Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari.


Wareysigii halakan ka dhegeyso

(Dhagayso Barnaamij Maqal ah)

BOOSAASO: Hadal heynta ugu badan magaalada Boosaaso ayaa maalmahanba waxaa ugu mug iyo miisaan weynaa arimaha dhisida Maamula lamagacbaxay Maakhir State oo hoos imandoono Dowlada Federaalka. Waxaa barnaamijka iskugu kiin soo daba riday wariyahayaga qaaska ah ee kusugan magaalada Boosaaso Maxamed Axmed Ciise. Barnaamijkii aragtida reer Boosaaso nala wadaaga:

DHAGAYSATO BARNAAMIJKA

Dhahar:- Maanta ayaa waxaa Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag baaq kasoo saarey Golaha Deegaanka ee Degmadaas iyagoo sheegey iney maanta wixii ka danbeeya ay hoos imanayaan Maamul Goboleedka Maakhir State of Somalia iyadoo ay si toos ahna uga soo goosteen maamul goboleedka Puntland oo hore usoo dhistey golahaas.

Radio Laasqoray ayaa waxay wareysatey xubin ka mid ah xubnaha joogtada ah ee Golaha Degmada Dhahar oo lagu magcaabo Mudane Saciid Maxamed Hoori.

Wareysigii sidan ayuu u dhacay ee Dhegeyso

DHEGEYSO 


Apr 21 2007

Laanta Somaliga ee Voice of America oo ka warantay Shir Jaraaid oo uu Waqaf ku qabtay Hargaysa.

Dhegeso



Apr 21 2007

Adan waqaf, wasiirkii difaaca Somaliland ee lacasilay oo uga waramay dagaalkii Dhahar wariyaha BBC-da Axmed Siciid Cige.

Dhegeso