jedah3.jpgDimishiq:- Shirkii wadmada Carabta uga socday Caasimada Dalka Sriya ee Dimishiq ayaa la soo afmeeray iyada oo aad loo ga hadlay arimo badan oo ka mid yihiin Xaalada Somaliya ka oogan, Dagaalada Falastiin, Xiisada Lubnaan iyo in la qaadaco Xidhiidhka Dalka Maraynkan ee ku aadan Bariga Dhexe, Read the rest of this entry »

Advertisements

cccccccccc.jpgDimishiq:- Madaxweynayaasha Carbta Ee Ku Kulansan Magaalada Dimishiq ee Dalka Syria halkaasi oo ay kaga Qaybgalayeen Shir madaxeedka Carabta ee Labatanaad Ee Ka Furmay Syria.Inta Badan Madaxda Carabtu waxa ay Shirkaasi Ku Dhamaysteen Cambaareyn Is Jiid Jiid Iyo Eedeeyn Dhedooda ah. Read the rest of this entry »

waea.jpgCeerigaabo:- Gaadhi nooca xamuulka  qaada ah ayaa ku dhacay wadada laamig ah ee Dureera, gaadhigaasi ayaa la sheegay inuu ku sii Foolahaa Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, waxana ku dhintay ilaa Hal Ruux halka tira kalena uu dhaawac culusi soo gaadhay, Gaadhigaas Read the rest of this entry »

hhhhhhhhhh.jpgNairobi:- Ilaa 40- NGO oo Caalami ah ayaa waxay walaac xun ka Muujiyeen Xaalada Bini”adanimo ee ka taagan Dalka Somaliya iyaga oo sheegay inay Dalka ka jiraan Abaaro, Nolo xumo, iyo Nafaqo daro Baahsan, Hay”addahaasi waxay si wada jir ah u soo saareen Qoraal rasmi ah oo ay kaga hadlayaan Xaalada Ka ooga Dalka somaliya,waxay aad uga dayriyeen dagaalada ka hul caya Read the rest of this entry »

Balambale:- Nin horay dil u gaystay ayaa maanta Gacanta lagu soo dhigay Deegaanka Balambale isaga oo markiiba Go”aan lagu gaadhay in la qisaaso,ninkaasi ayaa horay dad ugu dilay Deegaankaasi isla markaan Baxsaday,odayaal dhaqameedka Deegaankaasi ayaa dhexda u xidhay inay Read the rest of this entry »

yu.jpg Muqdisho:- Wafti balaadhan oo ka socoda Midawga Yurub ayaa maanta ka degay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya, waftigaasi ayaa waxa hogaaminayay Safiirka Dalka France u jooga Nairobi,iyaga oo markiiba Kulan dheer la qaatay Masuuliyiinta Dawlada Somaliya iyo waliba Odayaal dhaqameedka Beesha Hawiye,waxa la sheegay inay ka wada hadleen aaya ka Talinta Nabada. Read the rest of this entry »

af.jpgGaroowe:- Maamul Goboleedka Puntland ayaa Dawlada Federaalka ah u soo bandhigay qorshe ah in la dhiso Maamul Goboleedyo horle, Maamulka Puntland waxay arinkaasi ku macneeyee ka dib markii ay dhawaan Gobolada Badan magcaabeen Maamulka Gooni isu taag ah ee Somaliland, Read the rest of this entry »

kaluun.jpgLaasqoray:- Ka ganacsiga Kalluunka ayaa aad ugu soo badanada suuqyada waa wayn ee Dalka Somaliya iyada oo ay muhiim tahay Cunida kalluunku oo ay ku jirto Nafaqo Badan,ayaa hadana waxa laga dareemaa Dalka Somaliya qaabka looga faaiidaysanyo Kaluunka, Magaalooyinka ugu badan ee inta badan laga soo daad gureeyo Kalluunka ayaa ah Magaalada Tariikhiga ah ee Laasqoray. Read the rest of this entry »

dekeda.jpgBosaaos:- Dooni la shegay inay ka soo booqashay Dalka Paskitaan ayaa ku soo xidhatay Dekeda Magaalada Bosaaso taasi oo siday in kabadan 1700- oo kartoonada Laga sameeyo Lacagta Faalisadah Doonidaasi ayaa waxa la cadeeyay inay soo rarateen ganacsatada iska leh Warshada Daabacada Lacagta Faalisadaha ee ku taala gudaha Magaalada Read the rest of this entry »

kkkkkk.jpgBadhan:Waxaa ka Jira Soolasha Sanaag iyo Gobolada kale ee Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Maakhir Abaaro Xoogan oo ku Dhuftay Degaano badan ka tirsan Goboladaasi Maakhir iyo Weliba Nawaaxigeeda taasi oo Maamulku uu Fariin Wax Qabad ah kaga Codsanayo Hay,adaha Caalmiga ah ee Qaramada Midoobey iyo Weliba Dowlada Federalka Kumeel Gaarka ah ee Somaliya. Read the rest of this entry »