You are currently browsing the tag archive for the ‘Maakhir’ tag.

A few months ago, an important development took place in the Somali North, namely the area that spans in the east of Somaliland and in the west of Puntland.

On July 1, at a ceremony that took place in the city of Badhan, representatives from the predominant Warsangali and Darod Somalis met and declared the autonomy of the State of Maakhir. This came atop of many complaints about the disregard of the inhabitants of the area by both the authorities of Hargeysa (Somaliland) and Garowe (Puntland). Read the rest of this entry »

Advertisements

London:- Mashruuca weyn ee dibu dhiska Dekeda Laasqoray ayaa maanta waxa uu galey marxalad cusub iyadoo Jaaliyada u dhalatey Maakhir ee ku sugan cariga UK siiba magaalada London ay bilaabeen iney uruurshaan qeyb ka mid ah dhaqaalihii ku bixi lahaa Dibu dhiska Dekeda. Read the rest of this entry »

http://www.radiowidhwidh.com/~jordan/caasha11.jpgWarasi dhinacyo badan taabanaya oo Xildhibaan Caasha Cabdalle kaga hadlayso xaalada golaha wasiirada cusub ee dowlada federalka ah oo maanta lagu dhaariyey magaalada baydhabo ee fadhiga u ah golaha xildhibaana somalia iyo kaalinta maamul goboleedka Maakhir state, Xil caasha oo hada ku sugan magaalada baydhabo. Dhegeyso

Laasqoray:- Magaalada Laasqoray ee xeebta dheerleh ayaan u kuur galay si aan uga ogaano xog dheeraad ah anaga oo booqanay goobo badan oo ah dhulka Muhiimka ah ee Deegaankaasi ku yalaa sida Iskuulada iyo Goobaha Caafimaadka, Garoonka Diyaarada iyo Buuraha magaaladaasi ku teedsan, waxa kale oo aanu Booqnay warshadadii hore ee Kaluunka ee lagu magcaabi jiray Rushka ama Ayeeyo. Read the rest of this entry »

Laasqoray:- Dhawaan ayaan Booqnaya warshada Kaluunka ee Laasqoray Fisheries ee ku taala Magaalada Laasqoray ee Gobolka Sanaag, warshadaas ayaa ah warshad aad iyo aad u qalabaysan oo ah Mid aad loogu diirsaday marka la eego dhanka Shaqaalaha warshadaasi ka shaqeeya iyo waliba wax soo saarkeeda oo ah mid Heer sare ah. Read the rest of this entry »

jibrii.jpgBadhan:Madax waynaha Dowlad Goboleedka Somaliyeed ee Markhir state ayaa Saaka Xafiiskiisa isgoo ku sugan Shaaca ka qaaday in Maamulka Maakhir state uu Sanad 2008 Soo bandhigayo Qorshayaal Caalamiya kaasi oo Maamulku uu ku Horumarinayo Midnimada Iyo Hanaanka Dowladeed ee Gobolkaasi.

Read the rest of this entry »

A first piece of good news for the new, leap, year 2008 comes from the autonomous state of Maakhir that has been seriously engaged in environmental protection. As deforestation has advanced much in all parts of Somalia, the way to re-forestation passes through the elimination of the charcoal trade.

Before bringing natural catastrophe to Somalia, charcoal trade was a curse for various countries allover the world. Read the rest of this entry »

A new state was formed last July in the Somali North, spanning in the Sanaag region between Somaliland (in the West) and Puntland (in the East). With the present article, we intend to focus on the structures set up, and the division of powers into Executive, Legislative and Judiciary within the new state that promises to contribute to Somalia’s re-unification, and to local development. Read the rest of this entry »

The image “https://i1.wp.com/dhahar.com/images/doonyaale.jpg” cannot be displayed, because it contains errors.

BADHAN: Wasiirka Amniga Maakhir State, Axmed Xuseen Yuusf (Doonyaale) ayaa nooga waramay xaaladaha Amniga Gobolku uu marayaan iyo jawaab uu ka bixiyay hadalkii uu Riyaale ka jeediyey VOA. DEGEYSO

Badhan:- Xarunta maamul goboleedka Maakhir ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax looga soo horjeedo goynta dhirta iyo xaalufinta deegaanka oo had iyo jeer lagu eedeyo iney ka danbeeyaan ganacsato aan u aabo yeeleyn jiritaanka deegaaka. Read the rest of this entry »