Dhamaan Akhristayaasha sharafta mudan, marka hore waad ku mahadsantihiin booqashada aad na soo booqateen.

Waxaan mar walba ku dadaalna si aan u wanaajino wax qabadka. Waxaan idinka codsanaynaa inaad wixii ra’yi, talo, saxid, iwm, inaad nala soo xidiidhtaan, email kayagu waa maakhironline@gmail.com
.

Mar walba diyaar baanu u nahay inaan taladiina aqbalno, xidhiidhkiinana aad baanu u xiisaynaynaa.

Marka Xiga:

Waxaa muhiim ah in aad Ra’yigaaga dhiibato, ood ka qayb qaadato wada hahadalka shacabka akhristayada maakhir.com. Qoraal kasta bogan waxaa ka hooseeya box banaan oo aad adigu fekredaadi dadweynaha la wadaagi kartid. Waxaad samayn kartaa, si quman, adoo ilaalinaya mas’uuliyada Banii aadmiga iyo Islaamimada ku saaran, inaad si haboon fekredaada u soo gudbisid markaad dhiibanayso. wixii saxid ama qalad ah oo aad aragto, fadlan tiyaar baanu u nahay inaan saxno oo qaadano, fadlan noo soo gudbi.

Waad Mahad-san-tihiin

Dhamaan, Bahda Maakhir.com,

Waanu Idiin Helanahay!! Idinkuna Ha Dheeraan!!

email: maakhironline@gmail.com