You are currently browsing the daily archive for March 7, 2008.

getattachment.jpgDhahar:- Shir ay soo qaban qaabiyeen Bahada Dalada  Dhahar Organization Neqor  oo loo soo gaabiyo HON,shirkaasi ayaa waxa lagag hadlayay arimo badan oo ay ugu wayn tahay Xaalufka sidii looga hor tagi lahaa,iyada oo ay shirkaas goob joog ka ahaayeen in ka badan 12- Nabadoon oo aad looga yaqaan deegaankaasi. Read the rest of this entry »