A few months ago, an important development took place in the Somali North, namely the area that spans in the east of Somaliland and in the west of Puntland.

On July 1, at a ceremony that took place in the city of Badhan, representatives from the predominant Warsangali and Darod Somalis met and declared the autonomy of the State of Maakhir. This came atop of many complaints about the disregard of the inhabitants of the area by both the authorities of Hargeysa (Somaliland) and Garowe (Puntland). Read the rest of this entry »

Mogadishu – Somalia 1963 | maakhir.com

shiphijacked.jpgYeman:- Markab nooca ay racaan Dalxiiyaashu ayaa la sheegay in Maanta Galinkii danbe Koox budhcad badeed ahi Afduubtay Markabkaasi ayaa la sheegay inuu Dhex Muquurayay xeebta u dhexaysa Yeman iyo Somaliya waxana la sheegay inay wateen shaqaale gaadhaya ilaa 30-Ruux oo  u Read the rest of this entry »

kkkkkkkkk.jpgDhahar:- Sida ay noo xaqiijiyeen Masuuliyiinta Cisbitaalka Degmada Dhahar waxa maanta Degmada Dhahar Shuban biyood ugu geeriyooday Ilaa Hal ruux kaasi oo uu soo ritay Cudurkaasi, qofkaasi dhintay maanta ayaa la sheegay inuu ahaa Inan yar oo oo mudo Cudurkaasi la Il daraa, Dhakhaatiirta Cisbitaalka Dhahar ayaa arinkaasi aad ugu walaacsan. Read the rest of this entry »

iiiiiiiiiiii.jpgGaalkacayo:- Ciidamo Kulanyo ah oo Itoobiyaan ah ayaa la keenay Xadka U dhexeeya Gobolka Mudug iyo Gal Guduud,Ciidamadaasi ayaa waxa la cadeeyay inay sugayaan Amaanka Deegaanadaasi oo mudooyinkan ay ka oognaayeen Dagaalo. Read the rest of this entry »

20071027172642somaliacapa.jpgCadaado:-Ilaa shan iyo toban qof, ayaa ku dhintay, iyadoo qaar kalena ku dhaawacmeen dagaal kooxo hubaysan iyo ciidamada dowladda ku meelgaarka ah ku dhexmaray magaalada Cadaado gobolka Galduguud,waxa la sheegay inay Dagaalkaasi iskaga hor yimaadaan Kooxaha diidan Dawlada Read the rest of this entry »

Ceerigaabo:- Roobab Goos Goos ah  ayaa ka Da”ay meel ka mid ah Gobolka Sanaag siiba Xarunta Gobolka ee Ceerigaabo, Roobkaasi ayaa waxa la sheegay inay ka Da”een meel ka baxsan Magaalada Ceerigaabo, sida Buurta Surad iyo Agagaarkeeda,waxa jira inay Hogol fiicane ku curtay Read the rest of this entry »

fo.jpgJubada Dhexe:- Shaqaale AJaanib ah oo ka shaqayn jiray Hay”adda FAO ayaa maanta Lagu qafaashay meel ka mid ah Gobolada Jubada dhexe ee Koonfurta Dalka Somaliya, Shaqaalahaasi ayaa waxa Afduubay ninman Hubaysan iyaga oo Rasaas ooda kaga qaaday Gaadhigii ay wateen. Read the rest of this entry »

iiiiiiiiii.jpgBosaaso:- Magaalada Bosaaso ayaa waxa ku soo foole ciidamo Ehtiopi-ah kuwaasi oo haatan la wado Diyaar garawgoodii iyo Goobihii la Dejin lahaa, Ciidamadaasi ayaa waxa la sheegay inay aad ula shaqayn doonaan Booliska Magaalada Bosaaso, walaw arinkaasi ciidama keenita uu Read the rest of this entry »


May 2024
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
Somali Heritage Center
Sun Fire Cooking