You are currently browsing the daily archive for March 9, 2008.

obama3.jpgWashinton:- Waxa soo shaac baxday Codadka Gobolka Wyoming ee ay kala heleen Labada Musharax ee kala ah Senator Obama iyo Senator Hillar,iyada oo la sheegay inuu Ninka Madaw ee Obama kaga guulaystay Gabadha la loolamaysa ee Hilliray Cilinton, Gobolkaasi oo la sheegay inay dadka inta badni u codeeyeen Senator Obama. Read the rest of this entry »

suuqa.jpgMuqdisho:- Sida ay xaqiijiyeen Ilo war gal ah oo ku sugan magaalada Muqdisho waxa daqiiqad ka hore Suuqa Bakaaraha iskaga baxay ciidamada Dawlada Somaliya ee mudooyinkan suuqaasi ku gadaamnaa, Ciidamadan ayaa la sheegay inay u guureen meel aan saasi uga fogayn Suuqa iyaga oo isha ka eegayana xaaladaha Guud ee Suuqaasi. Read the rest of this entry »

Muqdisho:- Afhayeenka odayaasha Dhanka ee Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya waxana uu sheegay inaanay suura gal ahayn in wakhtigan Raisalwasaare Nuur Cadde Su”aalo la waydiiyo,oo la horkeeno baarlamaanka hortiisa. Read the rest of this entry »