You are currently browsing the category archive for the ‘General’ category.

Mogadishu – Somalia 1963 | maakhir.com

jedah3.jpgDimishiq:- Shirkii wadmada Carabta uga socday Caasimada Dalka Sriya ee Dimishiq ayaa la soo afmeeray iyada oo aad loo ga hadlay arimo badan oo ka mid yihiin Xaalada Somaliya ka oogan, Dagaalada Falastiin, Xiisada Lubnaan iyo in la qaadaco Xidhiidhka Dalka Maraynkan ee ku aadan Bariga Dhexe, Read the rest of this entry »

cccccccccc.jpgDimishiq:- Madaxweynayaasha Carbta Ee Ku Kulansan Magaalada Dimishiq ee Dalka Syria halkaasi oo ay kaga Qaybgalayeen Shir madaxeedka Carabta ee Labatanaad Ee Ka Furmay Syria.Inta Badan Madaxda Carabtu waxa ay Shirkaasi Ku Dhamaysteen Cambaareyn Is Jiid Jiid Iyo Eedeeyn Dhedooda ah. Read the rest of this entry »

hhhhhhhhhh.jpgNairobi:- Ilaa 40- NGO oo Caalami ah ayaa waxay walaac xun ka Muujiyeen Xaalada Bini”adanimo ee ka taagan Dalka Somaliya iyaga oo sheegay inay Dalka ka jiraan Abaaro, Nolo xumo, iyo Nafaqo daro Baahsan, Hay”addahaasi waxay si wada jir ah u soo saareen Qoraal rasmi ah oo ay kaga hadlayaan Xaalada Ka ooga Dalka somaliya,waxay aad uga dayriyeen dagaalada ka hul caya Read the rest of this entry »

kaluun.jpgLaasqoray:- Ka ganacsiga Kalluunka ayaa aad ugu soo badanada suuqyada waa wayn ee Dalka Somaliya iyada oo ay muhiim tahay Cunida kalluunku oo ay ku jirto Nafaqo Badan,ayaa hadana waxa laga dareemaa Dalka Somaliya qaabka looga faaiidaysanyo Kaluunka, Magaalooyinka ugu badan ee inta badan laga soo daad gureeyo Kalluunka ayaa ah Magaalada Tariikhiga ah ee Laasqoray. Read the rest of this entry »

kkkk.jpgWorld News:- Hogaamiyaha Ururka A-Qaacida Shiikh Usama Bin Ladin ayaa Farii Cajil ah u diray dalalka Reer Yurub kuwaasi oo uu uga digay inay joo jiyaan Faragalinta ay ku hayaan Diinta Islaamka ee Suuban, Binladin waxa uu sheegay inay jiraan kuwa Dacaayadu ka fidiyay Nabi Maxamed Naxariis iyo Nabad Gelyo ilaahay ka Read the rest of this entry »

tahriib1.jpg Sanca:- Dawlada Dalkaasi Yeman ayaa walaac xun ka muujisay Qaxootiga faraha badan ee ku sii qul qulaya dalkeeda,waxay sheegtay Yeman in ay dadkaasi soo kordhinayaan Dhibaato xoogan iyo Culays horle oo ku yimaada dalkaasi Yeman, warbixin uu soo saaray Madhasaabka Gobolka Laxja ee dalkaasi Yeman ka tirsan ayaa arinkaasi aad loogu qaadaa dhigay. Read the rest of this entry »

qm.jpg Nairobi:-Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amp. Ahmedou Ould Abdallah ayaa soo dhoweeyay istiraatiijiyada cusub ee Dib u heshiisiinta uu soo bandhigay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen axmed Ould Abdala ayaa Sheegay inuu soo Dhawaynayo Dadaalada dib u hishiisiinta uu wado Raysal Read the rest of this entry »

raice.jpg Washinton:-Farxiyo Faarax Ibraahim, oo ah gabar Soomaaliyeed, ayaa toddobaadkan ka mid noqotay sideed dumar ah oo la guddoonsiiyey billada caalamiga ah ee dumarka lagu tilmaamo geesiyaasha, Biladaasi ayaa Gabadhaasi waxay ku Mutaysatay ka dib markii ay u olalaysa Taakulaynta Haweenka dhibaataysan Biladaasi ayaa waxa Gudoonsiiyay Mr Condolleeza Rice. Read the rest of this entry »

cahta.jpgAdis-Ababa:- Madaxwaynaha Dalka Chat Mr Idir Dabey ayaa shaaca ka qaaday inay Midawga Afrika ka gaabiyeen wax ka qabashadii Dalka Somaliya  ee ay dagaaladu la degeen, Masuulkaasi oo haatan jooga Xarunta Dalka Itoobiya Adis-Ababa ayaa sheegay in xaalada haatan ka taagan Dalka Somaliya ay dhamaan Saamayn wayn ku yeelan doonto Read the rest of this entry »